madaxweyna ha jamhuuriyad sland golihisa wasirad oo isku shandheeyo beelahas kale uu ku bedelo
January 29th, 2012-- 11:39 am --Maanso la Yidhaa Xisbiga Wadani waan u Bogay Dahir Mohammed Jama ( Jamaal)
Maanta waxaan door biday in aan halkan ku muujiyo fikirkayga Asxaabtan faraha badan bal ka aan is idhi wuu u macquul sanyahay in ummadda masiirkeeda lagu amino loona codeeyo :
January 29th, 2012-- 10:01 am --Milgaha Suxufiga;Maxamed Aadan Tarabbi
Aan ku bilaabo ciwaanka maqaalkayga Milgaha Saxafiga waa laba erey oo macno ahaan kala duwan,
January 29th, 2012-- 9:21 am --Responsible journalism: An asset to nation & nationhood. By.Farid Adenese
The Somaliland media is meant to be the central pillar around which the sovereignty of the nation rested. Responsible media is this and more.
January 29th, 2012-- 8:25 am --Shirka London wax Qiimo uma laha Somaliland Ali Hassan Shubaac
Waxaa Dhawaan Saxaafadda Somaliland ka socdey doodo ku saabsan Shirka 23.02.2012 lagu Qabanayo London,
January 29th, 2012-- 7:46 am --Wariye Axmed Shaqalle Waxaa uu Tacsi Udirayaa Wasiirkii Hore Xanaanada Xoolaha Marxuum Dr, Idiris Ibrahim Cabdi.
Wariye Axmed Shaqalle Waxaa uu Tacsi Udirayaa Wasiirkii Hore Xanaanada Xoolaha Marxuum Dr, Idiris Ibrahim Cabdi.
January 29th, 2012-- 7:45 am --Digniin ku socota nabad diidka laynaya maxaabiista ee meydkooda soo bandhigaya;
Waxay ahayd October 29. 2004kii markii nabadiidku weerar ku soo qaadeen ciidanka Qaranka ee markaa degganaa Adhicadays
January 29th, 2012-- 7:30 am --Haweenka Somaliland waa in ay Gacan isku siiyaan Siyaasada kana qayb qataan xukunka dalka!!!
Munaasibad Lagu Taageerayo Urur siyaasadeedka NDB ayaa saka iskugu yimadeen Haween Badan oo reer Somaliland ah iyo Dalada NAGAAD
January 29th, 2012-- 6:20 am --In this Universe Part 46
إنّ الّذين كفروا من أهل الكتاب والمشرلين في نار جهنّم خالدين فيها أولئك هم شرّ البريّة(البيّنة)
January 29th, 2012-- 6:03 am --Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Ardayda Reer Balidhiig
Ogaasho La,aanta Gudoomiyaha Wax Barashada G.Togdheer Abdi Ahmed Saciid iyo Wasaarada Waxbarashada Ee Somaliland.
January 29th, 2012-- 6:00 am --Hambalyo ku socota Gudoomiyaha cusub ee Guddida wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Somaliland
Anigoo ah Abdilaziz Hassan Shabel oo dagan dalka Sweden waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa Sheekh Maxamed Xaaji Maxamud Xirsi Ali (Xiiray
January 29th, 2012-- 5:59 am --Tacsi Ka Timid La Taliyaa Madaxeynaha ee Dhaqaalha iyo Ganacsiga
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo
January 29th, 2012-- 5:59 am --Looming crisis facing Somaliland Economic and Finance institution
In part one we looked at the initiatives taken by the Minister in order to increase the revenue base,
January 29th, 2012-- 5:58 am --Tallo Sidii Somaliland Horumar Dhaqaale Iyo Nololeed KuGaadhi lahayd By Yuusuf Husein
waxaan doonaya inaan Kahadlo sidaa u arko in Dalkeena Somaliland Horumarku gaadhi karno sidaa aduunka hore umaray
January 29th, 2012-- 5:55 am --Ogeysiis KULMIYE UK
Waxa Bulsho-weynta ku nool Dalka Britain ee taageerta Xisbiga KULMIYE la ogeysiinayaa in lagu qaban doono shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE
January 28th, 2012-- 6:05 pm --madaxweyne siilanyo oo taagan waaryaa harageedii igaga celiya! aadan axmed nuur
waxa layidhi nin ayaa ri qalay isagoo ka baayac mush tareenaya hilib keeda casar kii mar kay gaadhay oo cidiba
January 28th, 2012-- 6:05 pm --Qaranimada Somaliland cidna looma Daba fadhiisanaayo Waayo Somaliland Waxay ahayd Dalkii Somali Ugu Horeeyay Ee Xornimo Qaata 26-06-1960
kadibna Raadiyay walaaltinimo iyo wada jir jibo ay Ku jirto, si shuruud la aanan ula midoobay Dalkii la odhan jiray Somaliya oo Ahaa Koonfurta,
January 28th, 2012-- 5:36 pm --
Radio ToggaHerer Hees Wadani Ah:Gaashaan Biriyo Geesiga Madaalaha Gaadh Haya Dalkow.Dhagayso Daawo…

Khudbadii Salaadii Jimcihii ee Khadiibka Masjidul Al-Nuur Hargeysa Sh Yusuf Adam Muxumed Jeediyey Salaadii Jimcaha kuna Saabsanayd (Cadaalada العدل ) Dhagaysi Haboon…

Barnaamijkii I Xasuusi Soo Saare Wariye CabdiXaafid Daadihiye Sheekh Siciid Raage ( Xabaasha )

Urur Siyaasadeedka Nasiye oo maanta si balaadhan loogu Soo dhaweeyey Magaalada Berbera ee Magaalo madaxda Gobolka Saaxil Kana Furtay Xafiiskii kowaad ee Ururku Yeelanayo

Masjid Al-Raxma ee Magaalada Burco oo Habeenkii Xalay ahaa ay Ka Furmay Nadwo Diiniya..

Hees Wadani ah Difaac Ciidan Qaran Dhagayso Ama Daawo

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxma (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda Hay’ada Samo-falka ah ee Al-khayr Foundation

Khudbadii Salaada Jimcaha ee Sh.Shacbaan Cabdilaahi Axmed uu ka jeediyey Masjidka Al-Hudaa Khudbada oo ku saabsaneyd Jaceylka Rasuulka SCW Dhageysi Haboon

Banka Qoolcaday Degmada Sallaxley oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah

Badheedhaha Togaherer:Waayaabe!! Ma Ciidankii Qarankaa Laba U Kala Baxay Oo Ku Dagaalamay Sooljoogta + Xukuumada Oo Ila Hada Aan Jawaab Cad Laga Haynin

GABILEY: Gaboose oo ilyartu is qabatay soo dhawayntiisii iyo Xafiiskii Ururka Umadda ee Gobolkaas oo uu Xadhiga ka Jaray+SAWIRO
January 27th, 2012--8:05 pm --
Sawir Kartoonka Todobaadka Iyo ToggaHerer

Khudbadii Maanta ee Salaada Jimcaha Iyo Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen Khudbadiisana uga hadlay Waxyaabaha Waajibiya Maydhashada Fadlan Dhagayso Khudbada oo meelo Badan oo Nolasheena ah Taabanaysa.
Dhegaysi Haboon
Sallaxley:Halkuu Marayaa Dhismaha Cusbitaalka Fardawsa Cali Tuule Hospital ee ay dhismihiisa wadaan Garabka Haweenka Ururka Gaaroodi

Radio ToggaHerer:Barnaamijkii Musiga iyo Salaamaha Daadihiye Wariye Maxamed Biritish

TACSI MADAXWEYNE

Dagaalkii Maanta Ee Shangale ka Dhacay Oo La isku gabal dhacsaday Iyo Tirada La hubo ilaa iyo hada inta ka dhimatay Labada Dhinac.Gudaha ka akhriso War dhab ah
Dhimasho gaadhaysaa 25 oo ka dhintay Maleeshiyaadka Reer Buuhoodle iyo dhimasho 12 ah oo ka dhintay Ciidamada Qaranka Somaliland…..
January 26th, 2012--11:39 pm --Jamal iyo Cali Warancadeba ha ka Tanaasulaan iyaga oo Eegaya Danta Xisbiga. Maxamed Cabdiraxman Gadhyare
Waxa ayaan daro ah farsamo xumada maanta ka dhex taagan Xisbigii bud dhiga u ahaa habsmi u socodka nidaamka dimuqraadiyada Somaliland.
January 26th, 2012--8:27 pm --
Hees Wadani ah Difaac Ciidan Qaran Dhagayso Ama Daawo

Mushkiladda Xuduudaha Afrika waa Caqabad Gumeystuhu ugu talagalay Shucuubta Qaaradda – By Xil. Maxamed Cali Khamriile
Gudoomiyaha iyo Dhamaan Maamulka Shirkada Dahabshiil iyo Somtel Waxay Tacsi u Dirayaan Geerida Marxuum Cabdullahi Shariif, oo ahaa shakhsiyad aad ugu dheer bahda Shirkadaha Dahabshiil, oo ku geeriyoodey carriga Maraykanka
Dhammaan saraakiisha hawl wadennada Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii,
January 27th, 2012 -- 4:38 pm --Khudbadii Maanta ee Salaada Jimcaha Iyo Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen Khudbadiisana uga hadlay Waxyaabaha Waajibiya Maydhashada Fadlan Dhagayso Khudbada oo meelo Badan oo Nolasheena ah Taabanaysa.
Dhegaysi Haboon
In this Universe Part 45 The Sharia law(The Islamic Law)
وإذ قال ربّك للملائكة إنّي جاعل في الأرض خليفة(البقرة)
January 27th, 2012 -- 6:50 am --FAALLO: Hello Madaxweyne; Maantana Maxaad Odhan Mr. Augustina Mahiga Waakaas Muqdisho Degaye?
Waxa la Ogyahay sidii Adkayd ee uu Madaxweyne Siilaanyo dhawr bilood ka hor u difaacay Danjire Mahiga oo ay Mucaaradka iyo bulshada Somaliland ku eedeeyeen inuu dabada ka riixayay kooxda Awdal State.
January 26th, 2012 -- 9:39 pm --Radio ToggaHerer: Banaamij Gaar ah Mayer Ka Degmada Sallaxley oo Maanta Xaruntiisa Sallaxley Nagu Siiyey Warbixin Sanadeedkiia iyo Wixii u Qabsoomay..

SHEEKO: Qurxi Caqligaaga! – W/Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq)
January 24th, 2012 -- 10:03 pm --
Sheeko Gaaban: ISU-EKAA! – W/Q. Barkhad M. Kaariye
January 24th, 2012 -- 9:58 pm --
Halkuu Marayaa Mashruuca Dhismaha Wadada Cad …….? Gudaha ka Dhegeyso Guddiga Dhismaha oo Ka Warramay Halka ay hawshu u Marayso.

Hadimiyo Hantaaq (Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo)
Bisinka iyo Yaasiink .Tabaaragga iyo Tiirka Bir ah:
January 24th, 2012 -- 5:50 am --الجهاد في سبيل الله The Right Holy war (Jihad)
كُتِبَ عَلَيْكُمُ الْقِتَالُ وَ هُوَ كُرْهٌ لَّكُمْ وَعَسَى أَن تَكْرَهُواْ شَيْئًا وَ هُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ وَعَسَى أَن تُحِبُّواْ شَيْئًا وَ هُوَ شَرٌّ لَّكُمْ وَ اللّهُ يَعْلَمُ وَ أَنتُمْ لاَ تَعْلَمُونَ (البقرة)
January 24th, 2012 -- 5:40 am --Radio ToggaHerer:Mujaahid Maxamed Axmed Gubadle oo ka Tirsan Naafada SNM oo aanu Ka waraysanay Xaalada ay Ku sugan Tahay Naafadii SNM Iyo Agoontii Ay ka Tageen Mujaahidiintii U God Galay Qaranimada Somaliland









