Category Archives: Waraysiga Khaaska ah

“Haddii Xisbiyada la furo waa Dhimashadii Somaliland….Ninka diida inuu 3da xisbi kamid noqdaana waa nin…”Waraysi Kulul oo BBCdu la yeelatay Faysal”

  Haddii Xisbiyada la furo waa Dhimashada Somaliland….Ninka diida inuu 3da xisbi kamid noqdaa waa nin doonaya in reerkoodu xisbi samaysto taasina waa

Nin Naagtaada Doonaya, Gabadhaada Hoo Ma Yeelo”-General Doolaal, DAAWO Waraysi Xog Badan Huwan

“Nin Naagtaada Doonaya, Gabadhaada Hoo Ma Yeelo”- General Doolaalka reer Jigjiga oo Soomaaliya U Maahmaahay

Cabdillaahi-Dahab (Ex Daamur) oo Waraysi aan waxba la Hadhin bixiyey “40ka inan Ee WADDANI Mushaharka ka Qaata ayaa….”

Cabdillaahi-Dahab (Ex Daamur) oo Waraysi aan waxba la Hadhin Kaga Deyriyey hoggaanka Waddan “40ka inan Ee WADDANI Mushaharka ka Qaata ayaa Galinka hore

Daawo Waraysigii Xil. GURUUJE caawa Bixiyey oo Dhamaystiran iyo jawaabaha uu bixiyey “Anigu Han baan lahaa….. markii dembe aargoosi….”

Daawo Waraysigii Xil. GURUUJE caawa Bixiyey oo Dhamaystiran iyo jawaabaha uu bixiyey “Anigu Han baan lahaa….. markii dembe aargoosi….” ” Inaan xisbiga Kulmiye

DAAWO Waraysi farriimo Durugsan Huwan oo uu Bixiyey Prof. Ismaaciil Buubaa  “Ururrada Haddii La Furo  3da Xisbiba….”

DAAWO Waraysi farriimo Durugsan Huwan oo uu Bixiyey Prof. Ismaaciil Buubaa  “Ururrada Haddii La Furo  3da Xisbiba….” “Waxa la ogyahay in Haddii Maanta

DAAWO Waraysigii Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiillada oo dhamaystiran+jawaabaha suaalihii adkaa

DAAWO Waraysigii Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiillada oo dhamaystiran+jawaabaha suaalihii adkaa  

DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul oo Cabdisalaan Hereri La yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada+Muxuu ka yidhi inuu ka tirsanaan jiray XAGJIRKA

DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul Huwan oo Cabdisalaan Hereri Uu Hargeysa kaga qaaday Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada Waxaan maanta waraysi dhinacyo badan taabanaya

“Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka dhacay  waxa la faafiyay war aan jirin oo ah in….”  Waraysi Duqa Cusub Ee Boorama

“waxa dadka xumaan ku abuuraysa marka qof aan waxba ogayni uu beenta uu sheegayo  caalamka wada gaadhsiiyo“ “Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka

Daawo: Somalida Dalka Norway Oo Dhib wayn ay ka soo gaadho Sharciga Somaliga ah marka ay u doontaan Safaarada Biljemka oo ay sheegeen in Nin Bilaa arxan ahi ay ka hoos shaqaystaan Safiirka Sida Nin Fiqi ay ku sheegeen.

Daawo: Somalida Dalka Norway Oo Dhib wayn ay ka soo gaadho Sharciga Somaliga ah marka ay u doontaan Safaarada Biljemka oo ay sheegeen

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa

Bahda Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Dadka Afka Somaliga ku hadla Ee uu