Sample Page

Mareegta ToggaHerer Media waxaad kala Socon kartaan Wararka Somaliland Kuwa Geeska Afrika Iyo Guud Ahaan Caalamka.

Waxa kale oo aanu idiin soo Gudbin Doonaa Qoraalo Maqaalo Ka hadlaya Caafimaadka , Suugaanta, Diinta , Macluumaad Guud

 
Wadankiyo wixii dhacay
War wareega maalaa
Wacdaraa aduunyada
Wargaleenka loo bogay
Websitekii ku caan baxay

Togaherer warkoo sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

Wabi aan gudhayn iyo
Waqal da ay aroornimo
Waa lagu hayaamaa
Waxa laysku waafaqay
Wacanaa togaherer

Togaherer warkoo sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

Waysada salaadiyo
Wacdigiyo xadiiskuna
Nafta way wanaajaan
Waxyigiyo qur,aankaa
Wacyi galiya aadmiga

Togaherer warkii sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

 

Axmed C/laahi Maxamud (Axmed Fartaag)

Comments are closed.