Xuseen Aadan Cade iyo Cabdifataax Baadari Xaalad abuurka ha ka daayaan Degmada Xudun

Gudoomiye kuxigeenka sadexaad ee xisbiga kulmiye mudane xuseen aadan cade oouu wehelinayo xisaabiyaha bank laantiisa laascaanood md abdifataax ducaale baadari ayaa abaabul xoogan oo lagaga soo horjeedo nabadgelyada beelaha walaalaha ah ee dhibaatadu horey ugu dhexmartay deegaanka dhabar dalool kawada degmada xudun ee gobolka sool taa soo ay kusoo abaabuleen dad xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda beesha jibriil naalaye ee ay kasoo jeedaan labadani masuul loogana soo horjeedo dawlada somaliland iyo nabad gelyada beelaha walaalaha ah ee degan gobolka sool kadib markay usuurobi waayeen dano gaar ahaaneed oo lagu sanduleynayo madaxweyni biixi iyagoona wax ka tirsaday xisbiga iyo xukuumada uu kamidka yahay ee kulmiye iyadoo ay cadeeyeen in hadii aanu mudane biixi badhasaabka gobolka sool loo magacaabin xisaabiyaha bank laantiisa laascaanood md abdifataax ducaale baadari ay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisu u fulinwaayan ay falal arga-gixisanimo oo lid ku ah nabadgelyada iyo wadajirka somaliland ay ka geysan doonaan deegaanka ay joogaan waasida ay kadhawaajiyeene.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso