“Heshiiska maanta ka soo baxay Somaliland iyo Soomaaliya wuxuu u muuqdaa mid hoos u dhigaya Somaliland gudoomiyay Wadani Xirsi Ali Xaji Xasan

“Heshiiska maanta ka soo baxay Somaliland iyo Soomaaliya wuxuu u muuqdaa mid hoos u dhigaya Somaliland, wixii qarsoon ama warbixin ah ee wefdigu la soo guryo-noqdaana waa aynnu sugaynnaa.

Xisbiga WADDANI ma aqbalayo wax kasta oo qarannimada Somaliland mugdi gelinaya ama meel kaga dhacaya madaxbannaanida Somaliland, mana jirto cid ku meteshaa.”

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X Xasan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso