Wefti uu hoggaaminayo madaxa hawlgelinta Telesom Company ahna guddoomiye ku xigeenka Telesom Group, Eng. Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare, ayaa ka qaybgalay shirka bandhigga caalamiga

Wefti uu hoggaaminayo madaxa hawlgelinta Telesom Company ahna guddoomiye ku xigeenka Telesom Group, Eng. Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare, ayaa ka qaybgalay shirka bandhigga caalamiga ah

 

ee tiknoolajiyadda Afrika, (𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐓𝐞𝐜𝐡 𝐅𝐞𝐬𝐭𝐢𝐯𝐚𝐥) kaas oo ay ka soo qayb galaan dad gaadhaya 15,000 oo sameeyay waxqabadyo tiknoolajiyadeed oo bulshooyinkooda wax ka beddelay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso