Saldhiga 2-aad Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Saylac ayaa ku guulaystay inay soo saaraan hadhaaga diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Maraynkanku

Saldhiga 2-aad Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Saylac ayaa ku guulaystay inay soo saaraan hadhaaga diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Maraynkanku,

Taasi oo ku dhacday xeebaha Saylac15 bishan aynu kujirno , waxayna Ciidanku ay soo saareen burburka iyo hadhaagii diyaaradii ku burburtay manta oo ay taariikhdu tahay 18 November 2023-ka .

 

Ma jiro waxyaabo dheeraad oo la xidhiidha burburka diyaarada oo ciidanku heleen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso