Madaxweyne Muuse Biixi, mudadii uu xukunka hayay , waxa uu dagaal iyo weerar badheedha ku qaaday ilaa imikana ku hayaa, Beesha Habar Jeclo .

“Madaxweyne Muuse Biixi, mudadii uu xukunka hayay , waxa uu dagaal iyo weerar badheedha ku qaaday ilaa imikana ku hayaa, Beesha Habar Jeclo .

Muuse Biixi iyo Xukumada uu hogaaminaayo , ficiladan ay wadaan wax la eegan karo maaha …” Xildhibaan Mustafe Khayreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso