Maamulka Degmada Maxamed Mooge ayaa Si Degdeg ah uga jawaabay Cabasho ka soo yeedhay dad ka cabanaya Gaadiidka Basaska oo aan gaadhin Xaafadahooda. Maamulka oo kaashanaya Guddida Basaska Maxamed Mooge ayaa Cabashadan si wadajir ah uga jawaabay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso