Wasiirka Wasaaradda Shaqo Galinta Arrimaha Bulshada iyo qoyska Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor- Xoor

Wasiirka Wasaaradda Shaqo Galinta Arrimaha Bulshada iyo qoyska Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor- Xoor) oo uu weheliyo gudoomiyaha komishanka tamarta Axmed Faarax Cadare iyo xoghayaha Xisbi xaakimka Kulmiye ayaa koĊ•meeray goobaha diwaan galinta codbixiyayaasha ee xaafadaha sheekh nuur iyo dab-lataagay ee magaalada Hargeysa waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay xisbiga talada dalka haya ee kulmiye iyo dad waynaha labadaasi xaafadood.

Advertisement

Ku Xayeysiiso