Blog Archives

Gudaha Ka akhri : Khudbad Sanadeedka Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo)

Hargeysa(ToggaHerer)Axad, 12/02/2017-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta labada Gole u akhriyey khudbad nuxurkeedu ku saabsanaa ansixinta iyo meel marinta

Ururka Samafalka Samatalis oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Tuulada Libaax Qawdhama ee Degmada Balli-Mataan Gobolka MaroodiJeex.

  Deegaamo ka tirsan Degmadda Balli-Mataan iyo Sallaxley oo ay Abaaraha dalka ka jiraa si xun u saameeyeen , ayaa waxa la gaadhsiiyey

Wasiirka Duulista Oo La Kulmay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya, Intii Ay Socdaalka Shaqo Ku Joogeen Adisababa

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haye ayaa sheegay inuu Xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Gaadiidka Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya intii ay

Xaflad heer sare ah oo lagusoo gabagabay nayay Tafsiirka Quraanka kariimka ah ayaa waxaa lagu qabtay Machadka Sare ee Ducaadda oo ku yaala Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Xaflad heer sare ah oo lagusoo gabagabay nayay Tafsiirka Quraanka kariimka ah ayaa waxaa lagu qabtay Machadka Sare ee Ducaadda oo ku yaala

Daawo: Xaflad Sanadeed Ay Shirkada SUPER GROUP u Qabtay Shaqaalaha Shirkadeeda ka shaqeeya oo Maanta Ka Qabsoontay Ambassador Hutel.

Shirkada Caanka ah ee SUPER GROUP, oo ka kooban “Super Data Technology iyo Super Furniture”  waxay Hotel Ambassador ku qabtay xaflad sanadeedkii shaqaalaha

Ciidanka Milatariga Gobolka Togdheer Oo U Debaal-degay Sanad-guuradii 23-aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas-aaska Ciidanka Milatariga + [SAWIRO]

Burco (ToggaHerer)- Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay maalintii aasaaska ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta waxay  ka dhacay magaalo

Khudbada Madaxweynaha ee munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad, ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad,

“Dalka Kuwait Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood dalka Laga Qodidoono.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL

  Kuwat City (THN )  Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono

“ Waxaanu boqorka Kuwait u gudbinay dhambaal uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u soo qoray oo arrimaha Abaaaraha ka hadlayey.” Wasiirka Madaxtooyadda

Kuwait City (Toggaherer) Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay kulan wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayey ay la yeesheen

Xisbiga Kulmiye oo Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Cududdii Taageerayashii Cardiff Uk ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, 

Waxaa xalay magaaladda Cardiff ee Dalka Ingiriiska ka dhacday xaflad aad u weyn oo lagu soo dhaweeyay Mushiinkii Iyo Maskaxdii Hagaysay Murashaxii hore ee Madaxweyne Xisbiga