Blog Archives

Xukuumada DDSI oo Booyado Gaadhsiiyey Deegaanda Haradigeed iyo Marsin iyo Riigii Biyaha ka Qodayay Bali Jano ( Ex Balidhiig) oo Bilaabay Shaqadii Biyo Soo Saar

Lix Booyadaha Biyaha Dhaamiya ayaa gaadhay Deeganka Haradigeed iyo Marsin oo ay Xukuumada DDSI ugu talagashay in ay u dhaamiyaan dadka Abaaruhu saameeyeen

Gudaha Ka Eeg :Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Degmooyinka 26 June, Koodbuur Iyo Gacan Libaax Oo Maanta Ku Soo Biiray Xisbiga UCID + Sawiro

Siyaasiyiinta, Aqoonyahankan ka soo jeeda Degmooyinka 26 June, Koodbuur Iyo Gacan Libaan isla markaana uu hor kacayay Haldoor C/casiis Xaaji Xuseen Cumar Xaashi

Daawo Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka

Xisbiga KULMIYE Oo Deeq Agab Caafimaad ah Ku Wareejiyey Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

Hargeysa:(ToggaHerer)-Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa deeq agab caafimaad ah oo ay iska kaashadeen laanta xisbiga KULMIYE ee magaalada Bristol ee dalweynaha

Gudoomiyha Xisbiga UCid oo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga ee qaarada Australia

Gudoomiyha Xisbiga UCid oo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga ee qaarada Australia  

Gudaha Ka Eeg : Go’aamadii Ka Soo Baxay Shir Saddexda Xisbi Qaran Ku Yeesheen Xarunta Komishanka .

Gudaha Ka Eeg : Go’aamadii Ka Soo Baxay Shir Saddexda Xisbi Qaran Ku Yeesheen Xarunta Komishanka .

Daawo :Hogaanka Cusub Ee Ururka Gaaroodi Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Kala Wareegay Hogaankii Hore Ee Ururkaasi + Sawiro

Waxaa maanta xilkii la kala wareegay Hogaankii hore ee Ururka Gaaroodi Iyo Hogaanka Cusub Ee Ururka Samafalka Gaaroodi . Gudoomiyihii hore ee Ururkaasi

“ Mar haday 14 jirsatay SONYO oo ay gaamurtay, oo dhalinyaradeedii Maanta Yihiin Rag Bisil oo Wax Garad ah, Waa laga filayey Tanaasulka.” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Hargeysa  (ToggaHerer ) Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa habeenkii xalay casuumad ku maamuusay Hogaanka iyo Golaha sare ee cusub ee dalladda SONYO. Wasiir