Daawo :Hogaanka Cusub Ee Ururka Gaaroodi Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Kala Wareegay Hogaankii Hore Ee Ururkaasi + Sawiro

Waxaa maanta xilkii la kala wareegay Hogaankii hore ee Ururka Gaaroodi Iyo Hogaanka Cusub Ee Ururka Samafalka Gaaroodi .

Gudoomiyihii hore ee Ururkaasi Maxamed Dhago-weel ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub Ee ururka Gaaroodi Cali Xasan .

Sidoo kale waxaa madasha ku sugnaa xubin Hanti-Dhawraha Mudane Naisr, Iyo Khasnija C/qani Muxumed Jaamac

Sidoo kale waxaa madashaa ku sugnaa Gudoomiyaha Guddida Sahan-Barwaaqo Eng Maxamuud Muuse Gooni .

 

Hoos Ka Daawo Barnaamijkan Oo Dhameestiran .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso