Daawo Sawirada :Soo Dhawayntii Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Isagoo Caafimaadkiisu Taam-Yahay Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka .

Soo Dhaweenta Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, masuuliyiin isugu jiraa, Wasiiro, Agaasimayaal, Aqoonyahan, Madax Dhaqameed, Waxgarad, Dhalinyaro iyo Dadwayne Kale .

Suldaanka ayaa ka soo laabtay safaro caafimaad oo uu tagay wadamada Ethopia Iyo Thailand .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso