Category Archives: Sports

Liverpool oo markii 6aad ku guuleysatay Koobka Champions League

Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa markii 6aad ku guuleysatay Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League, kaddib markii ciyaartii kama dambeysta

Bilcan Soomaaliyeed Oo Tartanka Feedhka Caalamka Meel Fiican Ka Maraysa

Gabadh Soomaali Ah Oo Tartanka Feedhka Caalamka Meel Fiican Ka Maraysa London, (Togaherer) – Gabadh Soomaali ah ama Feedhyahannad ka soo jeeda dhalasho

Saalax ayaa ka qaybqaadanaya tababarka Xulka Masar ka hor inta aanay la Ciyaarin Xulka Ruushka

Xiddiga reer Masar Maxamed Saalax ayaa ka qeybgalay tababarka kooxda oo isu diyaarinaya kulanka soo socda ee ay la ciyaarayaan lugta labaad ee

Goolhaya Xulka Masar oo Loo Aqoonsaday Ciyaaryahankii Maanta Ee Ciyaartii dhex martay labada xul ee Masar iyo Uruguay

Goolhayaha reer Masar Maxamed Al-Shennawi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Ciyaaryahankii Maanta ee Garoonka, ciyaartii Dhex martay Labada Xul ee Masar iyo Uruguay

Koobka Adduunka: Uruguay oo Hal iyo Eber ku dirtay Kooxda Faraacinada Masar

    Kooxda Xulka Uruguay ayaa Daqiiqadihii u dambayasay Naqaska ku celisay Kooxda Xulka Masar ka dib markii Ciyaaryahanka Uruguay José Maria Jiménez

Gudoomiyaha Kooxda Kubada Cagta Sucuudiga oo Sheegay in ay Ciqaabayaan Saddex ka mid ah Ciyaartoygooda Ka dib Jabkii Shalay Gaadhay!!!

  Wuxuu ku balan qaaday la xisaabtanka saddexda Laacib ee kala ah Gool-haye Cabdilahi Almacyuuf, Difaacyahan Cumar Husawi iyo weerar-yahan Maxamed Sahlawi. Gudoomiyaha

Sucuudiga oo La Tumay Ciyaarta Furitaanka koobka Adduunka 2018 Laguna Garaacay 5 Gool oo Nadiif ah.. Wixii Sucuudiga helay ayaan la yaabanay!!!

Kooxda Ruushka ayaa Jab xoogan u geysatay Kooxdii Sucuudiga ka socotay,waxayna ku qaraacday shan gool oo nadiif ah kulanka koowaad ee lagu furay

Saacado ka dib Koobka adduunka 2018 oo ka bilaabanaya Ruushka

Munaasabadda furitaanka Koobka Aduunka ayaa lagu qaban doonaa garoonka Luzhniki Stadium ee caasimada Ruushka, kaas oo sidoo kale marti gelin doona Finalka waana

Dhakhtarka kooxda Masar oo ku dhawaaqay war xun oo ku saabsan Mohamed Salah

Maxamed Abu El-Cula oo ah dhakhtarka xulka Masar ayaa carabka ku adkeeyay dhibaatada haysata inuu ciyaaro Maxamed Saalax ciyaarta waddanka Uruguay Jimciha kulankaa

Koobigii (Ciyaaryahan aad ugu Eeg) Maxamed Saalax oo lagu arkay Dalka Ciraaq

Xuseen Cali Kadim oo 20 sano jir ah ayaa ka soo muuqday wadooyinka Baqdaad , meheradaha qaxwaha iyo kubada cagta, sidaas darteed taageerayaal