Category Archives: Sports

Ramos Oo Helaya Fariimo loogu Hanjabaayo Dil iyo Bilayska oo Badhitaan Wada !!!

Kabtanka Kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa helay fariimo hanjabaado oo gaadhsiisan ilaa dil ka dib intii uu u geystay dhaawaaca Mohammed Salah

Markii ugu horeysay Oo la Arkay Ciyaaryaan Salah ka dib dhaawacii Soo Gaadhay

ESPN ayaa daabacaday fiidiyoow muujinaya Ciyaaryahanka Masriga ah ee Mohamed Salah markii ugu horeysay ka dib markii dhaawac uu ka soo gaadhay kulankii

Goolahayaha Xulka Talyaaniga Buffon oo ku dhawaaqay inuu ka fadhiisanyo kubada cagta

Goolhayaha Xulka Italy iyo mid ka mid ah goolhayayaasha ugu weyn taariikhda kubada cagta Gianluigi Buffon ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo Juventus

Ciyaaryahan Maxamed Salah oo siiya Mushahar Bile ah 450 qoysaska saboolka ah ee tuulada uu ka Soo Jeedo

Maher Anwar Ashtayeh, Gudoomiyaha Tuulada Najrij, kana soo jeedo Ciyaaryahan Mohamed Salah, oo ah xirfadle ka tirsan kooxda Liverpool, ayaa shaaca ka qaaday

Daawo: Ciyaaryahan Dhaliyey Rigoodhe ka dib Markii Qori Lala Daba Istaagay !!!!

Fiidiyoow cajiib ah lana soo dhigay goobaha baraha shabakadaha bulshada oo ah ciyaaryahan kubbadda cagta ah oo rigoodhe loo dhigay wadanka Brazil, iyada

Dawlad Tiro Yar OO Tayo Leh Shardi Baa Ka Horeeya

Dawlad Tiro Yar OO Tayo Leh Shardi Baa Ka Horeeya Yaa Damaanad Qaadaya Odayaashii  Shirka jaraaid qaban jirey oo odhan jirey Hadaanu beel

Israel oo Siinaysa $ 5,000 Ruux kasta oo Afrikaan ah oo La Mustaafuriyo!!!

Israel iyo Rwanda ayaa u dhaqaaqaya heshiis ay ku doonayaan in la soo masaafuriyo kumanaan ka tirsan tahriibayaasha Afrika ee dhulka ka hooseeya

Taageeree Kooxda kubada Wydad Casablanca ayaa geeriyooday ka dib goolkii Champions League

Gool uu Dhalay Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Kooxda Wydad Casablanca Waleed Al-Karti ayna ku garaacday Goolka Al-Ahly ee Masar ayaa sababtay geerida taageere

Dhimasho ka dhalatay Rasaas Lagu Furay Daawadayaal Ciyaar Kubada Cagta.

Afar nin oo hubeeysan ayaa rasaas ku furay dad daawanayay ciyaar kubadda kubadda cagta magaalada Chilpancingo ee gobolka Guerrero Mexico. Sida laga soo

Daawo Gool-Haye Kaadhka Cas Loo Taagay Ka dib Markii uu ku Kaajay Goolkiisa Dabadiisa Intii Ay Ciyaartu socotay!!!

Kulankii kubadda cagta ee u dhaxeeya kooxda Bradford Park Avenue iyo kooxda Salford City ee sabtidii kulmay ayaa wax cajiib ahi ka dhaceen. Daqiiqadii