Goolahayaha Xulka Talyaaniga Buffon oo ku dhawaaqay inuu ka fadhiisanyo kubada cagta


Goolhayaha Xulka Italy iyo mid ka mid ah goolhayayaasha ugu weyn taariikhda kubada cagta Gianluigi Buffon ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo Juventus 17 sanno ka dib kana fadhiisanayo CIyaaraha.

Buffon ayaa ciyaari doona kulankiisii ugu dambeeyey ee Serie A ee Sabtida, waana Ciyaartiisa 640 aad, Buffon ayaa da`diisu tahay 40 Sanno jir.

Buffon ayaa heysta rikoodhka 176 kulan oo caalami ah, Azzurri ayaa laga yaabaa inuu ciyaaro kulanka saaxiibtinimo ee Netherlands 4ta June laakiin uusan ka qeyb qaadan doonin Koobka Adduunka sababo la xidhiida guul darradii Italy ee gaadhay finalka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso