Blog Archives

Agaasimaha Guud ee wasarada Gadiidka Somalilamd Cumar Cabdilaahi adan ayaa kawaramay Horumarka ay Xukumaddu Kawaado Degmadda Salaxalay waxanu Sheegay Mashariic Badan oo kasocdaa Salaxlay

https://youtu.be/1-yqRHyQodc

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)

Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay iney kusiideynayaan biyaa biya xidheenka muranka badan dhaliyey iyadoo lasugaayo xilli roobaadka sanadka oo sadaashu shegeyso roobab wanaagsan

‘ Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay iney kusiideynayaan biyaa biya xidheenka muranka badan dhaliyey iyadoo lasugaayo xilli roobaadka sanadka oo sadaashu shegeyso

Wasiir Maareeye Xarumaha sanadguurada 60-aad xarigga laga jari doono waxaa ka mid ah Stadium_Muqdisho”.

Guddoomiyaha guddiga midowga afrika Moussa Faki Mahamat Oo Ahaa Dadkii U Horeeyey Ee Laga Helo Caabuqa Coronavirus oo…

Natiijooyinka baaritaanka COVID19 ee ugudanbeyn tii laga Qaadey waxay soo nagetive. Waxaanuu kusii nagaan doonaa go’doomin 14ka maalmood ee soo socota sida lagula

Dadka ku dhaqan tuuladan UK ku taala waa kuwa ugu aqoonta badan sida loo wajoho cudur safmar ah sida Carona oo kale ah, sababtoo ah qarniyo ka hor cudur ka dilaacay ayaa xaaqay inta badan dadkii ku noolaa tuuladan qadiimiga ah.

Haweeneydii Ugu Horeysey Hawaanka Lagu Xidho Jeel Ogaadeen Oo madaxweyne Mustafe Ka Codsatey Inuu Dhakhtar Udiro Dhibaato Kasoogaadhey Intey Xidhneyd

Weysal Wasaaraa Ethiopia Oo Dalkii Ku Soo Dhaweeyey Dhigiisa Somaliya Mudane Xasan Ali kheyre ku Na Soo Wareejiyay Burta Looga Taliyo Ethiopia

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargeysa Ee Geed- Deeble

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargeysa Ee Geed- Deeble Hargeysa-16-03-2020-()-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi

Garaad Cali Buraaley Waxuu Ahaa Halyey Waxuu Ahaa Darwiish Waxuu Ahaa Waagaanu SSC Ahey Garaada Daanu Ku Dhaadan Jirney Ee Garabkayaga Taagnaan Jirey,Wasirkii Hore Caafimaadka Mr Saleebaan Xagla Yoosiye