Blog Archives

Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa ayaa maanta duhurnimadii damiyay Dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaalla degmada Gacan-Libaax

#Hargeysa 8 Rajab 1441 AH – Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa ayaa maanta duhurnimadii damiyay Dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaalla degmada Gacan-Libaax.

Waxaa dhaawac weyni soogaadhey wadankeenii ,waxaa marag madaana iney waaaradi arima gudaa ku fashilantey amnigui somaliland, oy noqotey makhaayad loo shaah doonto,xisbiga wadani oo luqad adag kulahadley haayadaa amniga

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay Iney Jiraan Dad Ka yimid China Oo ay Guri Ku Hayaan

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay Iney Jiraan Dad Ka yimid China Oo ay Guri Ku Hayaan

Ka dib 18 sanno oo dagaal ah, Maraykanka iyo Daalibaan waxa ay maanta ku saxeexeen heshiis Nabadeed Oo 6 Qodoba ADoha, Qatar.

29. 02. 2020— Ka dib 18 sanno oo dagaal ah, Maraykanka iyo Daalibaan waxa ay maanta ku saxeexeen heshiis nabadeed Doha, Qatar. Qodobadda

Ciidamasii Jubaland Ee Luguwadey Iney Dowlada Ladagaalamaan Oo Isla Dowlada Isusoodhiibey

Masuuliiyiinta Mashruuca Maamul Daadajinta Dawlada Hoose ee Loo Yaqaano JPLG Ayaa Kormeer Kusoo Gaadhay Gabiley

Masuuliiyiinta Mashruuca Maamul Daadajinta Dawlada Hoose ee Loo Yaqaano JPLG Ayaa Kormeer Kusoo Gaadhay Gabiley Magaalada Gabiley Waxa Maanta Socdaal Kormeera Ah Ku

Madaxweyne Muse Bixi Iyo Labada Hogaamiye Mucaarad Maxey Ka Yidhaahdeen Heshiiskii Wadarta Ahaa

Bashiir Abdi Xarii intaanu Ogney Wadanka Waxaa Imanaaya Wafuud Waalamka Kasocota Una Socota Khilaafka Komishanka Iyo Doorashooyinka

Barlamaanka Indai Sharci Uu Ansaxiyey Oo Faquuqaaya In Kabadan Laba Milyan Oo Muslimiina Kaso Dhaliyey Isku Dhacyo Dadku Dhinten Intii Lagu Guda Jirey Boqashadii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump

Dad iska soo horjeeda qaarkoodna ay Taageersayiin sharciga dhalashada kalanoqonaaya muslimiinta kudhaqan wadankaas iyo qaar kasoo horjeeda ayaa garaacay nin muslim ah intii

Maxkamad Sacuudi Ku Taala Xukuntay 8 Xukunno Oo Loo Laystay Inay U Basaasayeen Iran

JEDDAH – Maxkamad ku taal Sacuudi Carabiya ayaa ku xukuntay sideed muwaadin oo Sucuudi ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay basaasiin u