Masuuliiyiinta Mashruuca Maamul Daadajinta Dawlada Hoose ee Loo Yaqaano JPLG Ayaa Kormeer Kusoo Gaadhay Gabiley

Masuuliiyiinta Mashruuca Maamul Daadajinta Dawlada Hoose ee Loo Yaqaano JPLG Ayaa Kormeer Kusoo Gaadhay Gabiley

Magaalada Gabiley Waxa Maanta Socdaal Kormeera Ah Ku Soo Gaadhay Saraakiil Ka Socda Mashruuca Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Oo Ay Weheliyaal Masuuliyiin ka Socda Xukumada Waxanay Kormeero Kala duwan Kusoo Mareen Xayndaab Loo Sameyeye Dugsiga Kalabaydh , Dhisme Lagu Kordhiyey Rugta Caafimaad Ee Kalabaydh , Dhisme Lagu Kordhiyey Xanaanada Xaafada 18may Ee Gabiley , Waxana Uu Kormeerkani KA Mid Ahaa Kormeeradii Shaqo Ee Ay Laahaayeen Saraakiisha Mashruuca JPLG-Gu

Advertisement

Ku Xayeysiiso