Blog Archives

Daawo :Xog-Hayaha Wacyigalinta Iyo Abaabulka Xisbiga Kulmiye Ee Qaaradda Australia Ibraahim Guuleed Caydiid Xabbo Oo Si Diiran Hargaysa Loogu Soo Dhaweeyay, Isla Markaana Digniin U Diray Xisbiga WADDANI .

Soo Dhaweenta xog-hayan ayaa waxaa ka qeyb qaatay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Jaamac Shabeel, Wasiir Cabdi Wadaad, saraakiil ka tirsan xisbiga KULMIYE, madax dhaqameed, …

DAAWO: Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlay qaabka loo kala saari karo abaarta iyo doorashada

Halkan ka DAAWO Guddoomiyaha KULMIYE oo sharraxay qaabka keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada, xilli uu hadal ka jeediyey madal …

Qaar Ka Mida Dadka Ka Soo baro Kacay gobolada BAri Ayaa Cabsho La Hortagay Xafiiska Badahsaabka Gabiley

Qaar Ka Mida Dadka Ka Soo baro Kacay gobolada BAri Ayaa Cabsho La Hortagay Xafiiska Badahsaabka Gabiley

Shirkada Telesom Oo 350 Booyadood Ku Wareejiseey Gudiida Abaaraha G/Sanaag

Shirkada Telesom Oo 350 Booyadood Ku Wareejiseey Gudiida Abaaraha G/Sanaag

Daawo: Saaka Madaxweynaha Jsl Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa booqasho kadis ah ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland waxa uu kormeer ku soo maray dhamaan istuudiyayaasha Radio Hargaysa iyo TVga Qaranka Isaga Oo Aan Wax Staff AH Wadan

Daawo: Saaka Madaxweynaha Jsl Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa booqasho kadis ah ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland waxa uu kormeer …

Daawo Waraysi :Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Suurtagalnimada In Doorashadu Wakhtigeedu Ku Dhacdo + Suldaanka Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Somaliland .

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Suurtagalnimada In Doorashadu Wakhtigeedu Ku Dhacdo + Suldaanka Oo Fariin U Diray …

Daawo Sawirada :Soo Dhawayntii Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Isagoo Caafimaadkiisu Taam-Yahay Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka .

Soo Dhaweenta Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, masuuliyiin isugu jiraa, Wasiiro, Agaasimayaal, Aqoonyahan, Madax Dhaqameed, Waxgarad, Dhalinyaro iyo Dadwayne Kale …

Roodhida oo Talaagada Lagu Xafido Waxay Isu Bedeshaa Sun Dilaa ah

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa cadaymahii uu culimada caafimaadku ka ogaadeen in hadii Roodhida la geliyo talaagada qaboojiyaha ay isu bedelayso shay sun …

Maxaynu Kabaha Ugu Bixinaa Albaabka Guriga

jaamacada Arizona ee isla dalka Maraykanka ayaa sii waday mar kale baadhitaanadaa lagu sameeyey kabaha waxayna heleen in qiyaasta bakteeriyada ee dhexdhexaadka ah …

DAAWO: Tayaynta Hanaanka Maamulka Waxbarashada Somaliland

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Md cabdi cali jaamac ayaa Magaalada hargaysa ka furay kulan ku saabsan tayaynta hanaanka maamulka …