DAAWO: Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlay qaabka loo kala saari karo abaarta iyo doorashada


Halkan ka DAAWO Guddoomiyaha KULMIYE oo sharraxay qaabka keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada, xilli uu hadal ka jeediyey madal lagu shaacinayey heshiis midow ah oo dhexmaray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID iyo xisbiga KULMIYE oo ka dhacday maanta huteelka Maansoor ee Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso