DAAWO: Tayaynta Hanaanka Maamulka Waxbarashada Somaliland

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Md cabdi cali jaamac ayaa Magaalada hargaysa ka furay kulan ku saabsan tayaynta hanaanka maamulka Waxbarasho ee JSL, kulankaas oo ay ka soo qaybgaleen isuduwayaasha Waxbarashada ee Gobolada Dalka Qaarkood.

Advertisement

Ku Xayeysiiso