Daawo :Xog-Hayaha Wacyigalinta Iyo Abaabulka Xisbiga Kulmiye Ee Qaaradda Australia Ibraahim Guuleed Caydiid Xabbo Oo Si Diiran Hargaysa Loogu Soo Dhaweeyay, Isla Markaana Digniin U Diray Xisbiga WADDANI .

Soo Dhaweenta xog-hayan ayaa waxaa ka qeyb qaatay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Jaamac Shabeel, Wasiir Cabdi Wadaad, saraakiil ka tirsan xisbiga KULMIYE, madax dhaqameed, Ururada Dhalinyarada, Haweenka iyo Dadwayne kale .

 

 

Hoos Ka Daawo Barnaamij Dhameestiran .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso