Category Archives: Uncategorized

Wareysi Kulul-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Dabool ka qaaday Mooshin Ka Dhan Ah Maayirka Caasimada .

Hargeysa(Toggaherer)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Dabool ka qaaday Mooshin Ka Dhan Ah Maayirka Caasimada . Daawo wareysigaasi warbaahintu kula yeelatay xildhibaan siciid cilmi

Wax ka badalka Xeerka Ganacsiga Somaliland Oo Naaqishaad Lagu Samaynaayo

Hargeysa(Toggaherer)-Waxkabadalka Xeerka Ganacsiga Somaliland Oo Naaqishaad Lagu Samaynaayo.. .. DAAWO:

Lubnaan: Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka

Hargeysa(Toggaherer)_Lubnaan: Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay

Daawo :Barnaamij Ka Hadlaya Sooyaalkii Taariikheed Iyo Maraaxilkii Kala Duwanaa Ee Uu Dugsiga Waxbarasho Ee Balli-mataan Soo Maray .

Barnaamij Ka Hadlaya Sooyaalkii Taariikheed Iyo Maraaxilkii Kala Duwanaa Ee Uu Dugsiga Waxbarasho Ee  Balli-mataan  Soo Maray .     Hoos Ka Daawo

Degdeg Gudaha Ka Eeg :Xog-hayihii Guud Ee Guddida Sahan-Barwaaqo Yuusuf Maxamuud Guuleed Oo Is Cassilay .

Xog-hayahii Guud Ee Sahan-Barwaaqo Mudane Yuusuf Maxamuud Guuleed ayaa shaaciyay in uu gabi-ahaanba iska cassilay Xilkii uu ka hayay Guddida Sahan-Barwaaqo Ee Horumarinta

Daawo :Xildhibaannadi U Codeeyay Xildhibaan Talyanle Oo Rajjo Fiican Ka Muujiyay Xal U Helista Khilaafka Golaha Wakiilada .

Xildhibaannadi U Codeeyay Xildhibaan Talyanle Oo Rajjo Fiican Ka Muujiyay Xal U Helista Khilaafka Golaha Wakiilada .   Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

Daawo Waraysi :“Waftiyo Culus Oo Ka Socda Beelaha Garxajis Iyo Habar-Jeclo Way Joogaan, Golaha Guurtidu Way Fadhidaa, Hawshuna Waxay Maraysaa ..,” Boqor Buur-Madaw Oo Ka Waramay Dadaalada Lagu Daminayo Shaqaaqadii Degmada Ceel Afwayn Ee Gobolka Sanaag .

“ Waftiyo Culus Oo Ka Socda Beelaha Garxajis Iyo Habar-Jeclo Way Joogaan, Golaha Guurtidu Way Fadhidaa, Hawshuna Waxay Maraysaa ..,” Boqor Buur-Madaw Oo

Daawo Waraysi :“Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Ee Somaliland Xilka Ka Haya Qaarba U Arkaa Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo In Malagoodii Ay Tahay ..,” Madaxweyne Cali Khaliif Oo Waraysi Gaar Ah Magaalada Widh-Widh Ku Siiyay Shabakadda Wararka Ee Togaherer .

“Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Ee Somaliland Xilka Ka Haya Qaarba U Arkaa Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo In Malagoodii Ay Tahay

Daawo :Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Is Rasaasayn Ka Dhacday Saaka Golaha Wakiialda Iyo Qodobo Kale .

Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Is Rasaasayn Ka Dhacday Saaka Golaha Wakiialda Iyo Qodobo Kale .

Gudaha Ka Eeg : Xildhibaannada Labada Gole Deegaan Ee Saylac Iyo Hargaysa Oo Kulmay .

  Kulan Maanta Dhex Maray Garabka Bidix ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa & Garabka Bidix Ee Golaha Degmada Saylac Ee Dhawaan Doortay Maayirka