Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Xaalku waa Cagaha iqabsada Coldoon aan sii daayee!. 

  Waxa mudo dheer Xabsiga ku jiray Muwaadin C/Maalik Muuse Coldoon, isaga oo cidna gacan u qaadin oo nabar u gaysan, cidna cuud

Gal-daloolooyinka Go’aamadii Guddiga Ka Hortagga COVID_19 Ee Somaliland

Gal-daloolooyinka Go’aamadii Guddiga Ka Hortagga COVID_19 Ee Somaliland   Tan iyo intii uu cudurka saf marka ee Carona virus lagu arkay kiiskii ugu

“MA XUMA IN WAX KHALDAY DIB LOO SAXO…..Qalinkii . Mowliid Cumar Kibaar

“MA XUMA IN WAX KHALDAY DIB LOO SAXO… Aan ku ibo furo, qormadan kooban tuducyo ka mid ahaa Gabaygii Galangal ee Abwaan Maxamed

Mashruucii deegaamaynta; wajigii 2aad, 3aad iyo 4aad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 14aad Mohamed Sharmaake

In Isaaqa la nacsiiyo dhulkiisa iyada oo lagu adkaynayo nolosha, Ogaadeenkana la jeclaysiiyo dhulka ay martida ku yihiin iyada oo noloshooda kor loo

SOOMAALIDA IYO FIR_TAKOORKA

SOOMAALIDA IYO FIR_TAKOORKA BISMILLAAHI ALRAXMAANI ALRAXIIM Waxaa beryahan wargeysyada dunida qaarkood iyo goobaha bulshadu ku kulanto ee internet-ka laga daawanayey dhacdo xanuun badan

Xudaydi Aabbihii Kamanka Soamliland iyo Soomaaliya oo uu Cudurka COVID-19 naga sahayday.

Maqaalkani waxa uu xus, xusuus iyo baroordiiq ba u yahay alle ha u naxariiste Axmed Ismaaciil Xudaydi oo bishii aynu soo dhaafnay u

Mashruucii deegaamaynta, wajigii koowaad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 13aad Mohamed Sharmaake

In dhulka Isaaqa lagu deegaameeyo Ogaadeenka, ayaa ahayd ujeeddada qudha ee uu Afweyne ka lahaa dagaalkii 1977-kii. Si looga dhabeeyo ujeeddadaas, Afweyne wuxuu

Dilaaga COVID 19 iyo Dabaaldegga Ciidda (WQ: Mustafe Maxamed Khayre)

28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Ladaba Marxuun ee Sh. Maxamed Aadan iyo Muj Xasan Guure Oo ku Geeriyooday Hargaysa

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Labadan Marxuun ee kala ah

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan Faalo: Suxufi Maxamed Cirro   Beryahan dambe waxa saxaafadda