Waraysiyo
-
Daawo: Qayb ka mid ah waraysi dheer ” Deegaanka Hawd and Reserv Area Xukuumada Mustafe Kamay Helin Saamigii Siyaasadeed ee Xaqa u lahaayeen .. Hadaanu ka heli wayno na waxaanu ka shaqaynaynaa sidii xukuumada iyo systemka loo badali lahaa si aanu u helno saamigayagii siyaasadeed” Siyaasi Mustafe Riyaale
-
Daawo: Gudoomiyihii hore ee Degmada Daroor Md Aqoonyahan Mustafe Riyaale Oo Ka dayriyey Xaalada Nololeed ee ay ku sugan yihiin Shacabka Deegaanka Somalida Xukuumadana ugu baaqay in ay xal keento lagu badbaadiyo dadweynaha iyo dalkaba sixir barar iyo maciishaduba aad u adkaadeen ayna badankoodu awoodi karin nolol maalmeedkooda.
-
Ganacsade Axmed Suufi Oo Taariikheeyay Bilowgii Suuqa Waaheen iyo Halka Maanta Marayo
-
Daawo/Full HD: Khudbadihii laga jeediyey 18 may 2023 ee magaalada Oslo iyo Togaherer oo codbaahiyaha la dhex maray shacabka Somaliland iyagoo cabiraaya Dareenkooda kala duwan
-
Daawo/Full HD: Soo dhawayntii Dr Adna Aadan Ismaaciil ee magaalada Olso iyo Kulamo ay la Qaadatay Hawl Wadeenada Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland.
-
Daawo: “Raxanweyn laba jilib ee ugu waaweyne midna waa Cabdalle Sacad (Sacad Muuse) midna waa Beesha Arab sheekh Isaxaaq inta kalena waa Dir” Suldaan Bashiir oo ka waramaaya beelaha Somaliyeed iyo halka ay ka soo jeeddaan
-
Daawo: Shirkada Soo Saarta Marmarka ee Janogale Oo Wacdaro ka muujisay Carwadii 10aad ee lagu soo bandhigaayey wax soo saarka Dalka ee ka qabsoontay Maansoor Qiimo dhimisna u samaysay Macaamiisheeda
-
Go’aan uu Cabdi-madoobe Hordhigay Garaadada Dhulbahante & Sababta uu Ganacsade Maxamed-jabuutaawi ugu Dhawaaqay Inuu yahay Madaxweynaha SSC
-
Xisbiga WADDANI ayaa wadahadalo la furay qaar ka mid ah ururadii hadhay .
-
Daawo: ” Aniga iyo Aabahay ayaa isku soo Gaadhnay Ciidanka Booliska Labadayaduba Kabtano ayaanu ahayn waliba aniga ayaa la iga hor siiyey” Waraysi Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi
Barnaamijyo
-
Maxay Ahaayeen Hadalladii Barkhad Batuun Ee Ka Xanaajiyey Sh. Cali C Guuleed & sh. C. C. Jawhar
-
Waxaan ka Fekeray Iyamaa Kuu Roon Inaad Xayawaan Bedbaadiso & Inaad bani aadam badbaadiso?”
-
Fadlan dhagayso khudbadii salada jumce ee masjidul daarul sacada ee magalada hargeisa iyo fadalitu sheekh cusmaan cali xuseen xafidu allah mawduuca khudbada:Shayga Xun oo Laga Sooco Shayyga Wanagsan:-
-
Imtixaanaadka Diinta sidee baa looga badbaadaa?
-
Dhagayso Khudabadii Salada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacada Ee Magalada Hargeisa iyo Fadilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen Mawduuca Khubada:- “Fadliga Bisha Muxaram”