Blog Archives

Boos Teejooyinka Basaska Laga Raacoo Magaalada kigaali Ee Wadanka Ruwandha Oo Lagusameeyey Qasabodo Ay ku Faraxashaan Rakaabka Baska Raacayaa

Wargeys Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Sheegay In Si Buuxda Loo Joojiyay Maalgashigii 19% Ee Ay Itoobiya Ku Lahayd Dekeda Berbera

Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in si buuxda loo joojiyay maalgashigii 19% ee ay

Hadey Albaabaka Xafiisyada Hooyo Soo Istaagto Waxaa La Odhanayaa Islaan Baataagan Laakin Huduu Odey Hebal Soo Istaagey …Madaxweyne kuxigenka Somaliland Abdiraxmaan Seylici

Xildhibaan Maxamed Farax Qabile oo ka hadlay Xeerkii Isgaadhsiinta Ee Golaha wakiiladu ay Wax ka badalka ku Sameyeen.

War dagdaga:Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay wax ka beddel golaha wakiilladu shalay ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Somaliland

War dagdaga:Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay wax ka beddel golaha wakiilladu shalay ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Somaliland. Ansaxina labada gole

Afhayeenka Xukuumada Somaliland oo si Adag uga Jawaabtay War-saxaafadeed ka soo baxay James Swan

Beelweynta Deegaanka Hargeisa Ee Yoonis Adaraxmaan Oo Fariin Fheer Udhirey Madaxweyne Muse Bixi Iyo Garsoorka Somaliland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku soo laabtay Puntland. Ex Madaxweyne Gaas ayaa Puntland ka maqnaa tan iyo markii xilka Madaxweynimo lagaga guulaystay.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku

Amiirkii boqortooyada Dubai Sheikh Mohammed bin Rashid al-Maktoum ayaa amar ku bixiyay in la afduubto labo kamid ah gabdhihiisa uuna abaabulayo olole cabsi gelin ah oo uu ku hayo xaaskiisii ​​hore.

Amiirkii boqortooyada Dubai Sheikh Mohammed bin Rashid al-Maktoum ayaa amar ku bixiyay in la afduubto labo kamid ah gabdhihiisa uuna abaabulayo olole cabsi

Ethiopia Waxey Leedey Himilo Aan Gaboobin Anan Waxaani Fileynaa Inaanu Maalinuu Aragno Shantii Somaliyed Oo Xora Isasoo Doontaan Xilibaan Abdiqadir Jirde