Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku soo laabtay Puntland. Ex Madaxweyne Gaas ayaa Puntland ka maqnaa tan iyo markii xilka Madaxweynimo lagaga guulaystay.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku soo laabtay Puntland.

Ex Madaxweyne Gaas ayaa Puntland ka maqnaa tan iyo markii xilka Madaxweynimo lagaga guulaystay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso