War dagdaga:Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay wax ka beddel golaha wakiilladu shalay ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Somaliland

War dagdaga:Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay wax ka beddel golaha wakiilladu shalay ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta iyo
Boosaha Somaliland.
Ansaxina labada gole isku raacee maa beesha ka saareysa in cid gaara kooto loogu xidho aaladaa isgaadhsiinta somalilan
Taa waxaa ka faa iideysanaaya shirkado badanoo hore aanu shircigu siiney iney keenaan xadhiga Feber Optiga

Qodobada meesha laga saaray waxa ka mid in shirkadda Somcable kooto loogu xidho xadhiga Feber Optiga loo yaqaani oo hore gaar loogu xidhay.

74 xildhibaan oo saaka joogay fadhiga Guurtida dhammaan way u codeeyeen wax ka beddelka xeerkiina saasuu ku hirgaley.

Advertisement

Ku Xayeysiiso