Wasiirka difaaca Qadar oo kula kulmay dhiggiisa Mareykanka Singapore

Wasaaradda Difaaca ee Qatar ayaa werisay in Ra’iisul-wasaare Ku-xigeen ahna Wasiirka Difaaca Khalid bin Mohammed al-Attiyah kula kulmay Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka James Matisse Singapore.

War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Qatar oo lagu daabacay bogeeda rasmiga ah Sabtidii maanta ayaa lagu sheegay in ay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Waxaanu intaa ku daray in labada dhinac ay sidoo kale ka wada hadleen xaaladii ugu dambeeysay ee gobolka, gaar ahaan dhibaatada Khaliijka ka taagan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso