Matisse: Isticmaalka hubka kiimikada ee Suuriya “Waa Mid Aan La Aqbali Karin”


Xoghayaha Difaaca Mareykanka Jim Matisse ayaa sheegay in isticmaalka hubka kiimikada ee Syria uu yahay mid aan la aqbali karin.

“Isticmaalka hubka kiimikada ah waa xadgudub ku saabsan heshiiskii mamnuucay isticmaalka iyo hanjabaadda aadanaha,” Matisse ayaa u sheegay Guddiga Ciidamada ee Aqalka Odayaasha.
Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso