Talyaanigu kama qayb gali doono weerarka Syria

Talyaanigu kama qayb geli doono talaabo millatari oo ka dhan ah xukuumadda Suuriya, laakiin waxay siin doontaa taageerada sahayda ah ee isbaheysiga, Raisul Wasaaraha Talyaaniga Paolo Gentiloni ayaa sheegay Sidaa.

Ganteloni ayaa tiro Xidhiidho caalami ah la yeeshay khamiistii Dawlado Dhawr ah, isaga oo arrintaas kala hadlay Chancellor Jarmalka Angela Merkel, ayaa lagu yidhi hadal uu soo saaray.

Warqabadka Toggaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso