Macaroon: Waan u jawaabi doonnaa Assad “waqtiga aan qeexnay”

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macaron ayaa sheegay in isticmaalka hubka kiimikada ee Bashar al-Assad uu ka jawaabi doono “waqtiga uu u Xadiday.”

“Waxaan haynaa caddayn ah in uu isticmaalay hubka kiimikada ee Nidaamka Bashar Assad ama ugu yaraan koloriin,” ayuu u sheegay telefishanka Faransiiska.

Waxa uu tilmaamay in jawaabtu noqon doonto marka aan go’aan ku gaadhno in ay noqon doonto mid aad u faa’iido leh oo aad waxtar u leh.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso