Diyaaradaha Turkiga Oo waraaqo Digniin ah Ku Daadiyey magaalada Afrin!!!!

Diyaaradaha Turkiga ayaa ku daadiyay waraaqo magaalada Afrin iyo hareeraheeda gobolka Xalab ee Syria .

“Waa waqtigii la joojin lahaa xadgudubyada iyo cabsida argagixisada PPK, YD, WBG iyo ururrada argagixisada,” ayaa lagu yidhi warqadaha. “Ha u oggolaan Walaalayaal in la burburiyo guryahiina iyo mustaqbalkiina.”

20kii January ayaa Turkiga hawlgal militeri oo ka dhan ah dagaalyahanka Kurdishka ku qaaday magaalada Afrin ee Aleppo, waqooyiga Suuriya, wuxuuna ugu yeedhay Operation Olive Branch.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso