In Shaqo loo Magacaabo qaraabadaada Argentina waa mamnuuc!!!!


Madaxwaynaha Argentine Mauricio Macri ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dawlada eryi doono kuwa magacaaba qaraabadooda iyo kuwii horeba loo magacaabay.

Tani waxay ku saleysan tahay qaabka tallaabooyinka ay qaadey Xukuumadda Argentina si loo yareeyo kharashka loona yareeyo khalkhalka.

Tallaabooyinka sidoo kale waxaa ka mid ah dhimista kharashka dawladda iyo hoos u dhigista tirada shaqooyinka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso