Agaasimaha CIA: Shiinuhu Kama Khatar yara Ruushka !!!!


Mike Bombayo, Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka, “CIA” ayaa sheegay in Shiinuhu aanu ka khatar yarayn halista Russia ee galbeedka.

“Shiinaha ayaa xitaa ka khatar badan sababtoo ah waxay ku dadaaleysaa inay xado macluumaadka ganacsiga ee ku saabsan Maraykanka iyo sidoo kale isbitaallada, dugsiyada iyo kuwa kale ee America iyo Europe,” ayuu sheegay .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso