Kaliya 50 Sheekh ayaa loo oggol yahay inay ka Fatwoodaan Masar!!!

Wargeysyada Masar ayaa daabacay liis ay diyaariyeen Daar al-Ifta taasoo sheegaysa tirada loo ogol yahay in ay Fatwoodaan dalka Masar guud ahaan Culimadaas oo tiradooda lagu sheegay 50 Ruux oo kaliya.

Culimada loo ogol yahay Fataawada ee la sheegay ayaa ah oo qudha Culimada Al-Azhar iyo Guriga Fataawada ee Masar.

Waxa kale oo laga reebay Culimaada iyo Sheekhyo Caan ah in ay Fatwoodaan gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Salafiga.

Magacyada ugu caansan Culimada Masar een ku jirin liiska waxa ka mid ah:
Maxamed Xasan, Maxamed Xuseen Yacoub, Axmed Cumar Hashem ,Suad Saleh, Mabruk Attia, Khaled al-Jundi.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso