Kabul: Weerar ismiidaamin ah oo lala Beegsaday Kulan Xisbi

Ugu yaraan todobo qof ayaa dhintay markii ismiidaamiye isku qarxiyey Hool
ku yaal caasimadda Kabul maanta oo Khamiis ah sida masuuliyiintu sheegeen.

Ismiidaamiyaha ayaa isku dayay inuu galo hool ay ku jiraan taageerayaal taageersan Cada Mohammed Nuur oo ah guddoomiye mid ka mid ah gobollada dalkaas laakiin waxaa lagu joojiyey bar kontaroolka amniga isla markaana uu is qarxiyey.

Nuur Guddoomiyaha Gobolka Balhcad oo ah shakhsiyad caan kana tirsan xisbiga Jimciyada Islaamiya .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso