Madaxweynaha waddanka Rwanda Paul Kagame, ayaa ku dhawaaqay in dhammaan dadka Afrikaan ah ay dalkiisa ku soo geli doonaan bilaa Fiise

Madaxweynaha waddanka Rwanda Paul Kagame, ayaa ku dhawaaqay in dhammaan dadka Afrikaan ah ay dalkiisa ku soo geli doonaan bilaa Fiise.

 

Waa waddankii Afraad ee Afrikaan ah kaas oo ogolaada in dhammaan dadka Afrikaanka ah ay ku soo galayaan waddankooda bilaa fiise.

 

Waddamada Gambia, Benin iyo Seychelles ayaa hore u fuliyay in dhammaan Afrikaanku ku soo galaan bilaa Fiise halka Kenya-na sheegtay in ay sannadka soo socda qorshaynayso tallaabo la mid ah kuwa waddamadani qaadeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso