Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu si murugo leh uga hadlay xasuuqa lagu hayo muslimiinta reer Falastiin

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu si murugo leh uga hadlay xasuuqa lagu hayo muslimiinta reer Falastiin, waxanu reer Galbeedka uga digay ku wiirsiga ay ku hayaan xasuuqa socda, isaga oo si cad u sheegay inay si buuxda u garab taagan yihiin walaalaha reer Falastiin ee dhibaatadu hayso.https://youtu.be/yBqiHCAzXV0?si=9V26N0rOvpFV6LMJ

Advertisement

Ku Xayeysiiso