Waxa maanta si rasmi ah loo daahfuray bilawga mashruuca Dib-u-habbeynta iyo Kobcinta Maamulka Khayraadka Dawladda Somaliland oo loo soo gaabiyo SERP [Somaliland Enhancing Public Resource Management

Waxa maanta si rasmi ah loo daahfuray bilawga mashruuca Dib-u-habbeynta iyo Kobcinta Maamulka Khayraadka Dawladda Somaliland oo loo soo gaabiyo SERP [Somaliland Enhancing Public Resource Management], mashruucan oo uu maalgalinayo Bangiga Aduunku waxa uu socon doonaa hadii Rabi ogolaado shanta sano ee soo socda.

 

Waxaana munaasabadda daahfurka oo ka qabsoontay hotel Ambassador ee magaalada Hargeisa ka soo qaybgalay daneeyayaasha mashruucan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso