Hoggaanka labada xisbi mucaarad ee Somaliland Waddani iyo UCID ayaa go’aansaday in aanay ka qayb-galin shirka maalinta berri madaxweyne Biixi, ku martiqaaday ee arrimaha Doorashada lagaga hadlayo.
Ilo- xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in mucaaradku ka cudurdaartay kulanka madaxweynaha.
Dhinaca kale war kale oo Warbaahinta qorwyso ayaa sheegaya in shirka sidoo kale lagu martiqaaday Ururrada cusub ee siyaasadda.