labba gaadhi oo ay lahayd Hay’adda Miino baadhista ee Hallo Trust ayaa dablay hubaysani saaka ku afduubtay

labba gaadhi oo ay lahayd Hay’adda Miino baadhista ee Hallo Trust ayaa dablay hubaysani saaka ku afduubtay Deegaanka Daba-goryaale oo ka tirsan Degmada Oodweyne sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanku.

 

Dawladda Somaliland, iyo Hay’adda lahayd gawaadhidan midkoodna war kamasoo saarin dhacdadan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso