Magacyada Ergada dhex dhexaadinaysa Madaxwayne Biixi iyo Mucaaridka

Magacyada Ergada dhex dhexaadinaysa Madaxwayne Biixi iyo Mucaaridka:-

 

Xildhibaan Maxamed Khadar

Xildhibaan Barkhad Batuu

Xildhibaan Qaasim Saleebaan

Xildhibaan Sheekh Axmed “Kucaddeeye”

Xildhibaan Maxamuud saalax

Xildhibaan Axmed Muuse

Xildhibaan Maxamed Xassan

Xildhibaan Abubakar

 

dhamaan dhinacyada way la kulmeen waxaana illo wareedyo muhiim ah ii xaqiijiyeen in dhinacyadu ay kalaooni siiyeen ergadan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso