Shirkada Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo Raaligalin ka bixisey cildaa ku timid adeega ZAAD SERVICES

RAALLIGELIN

Waxa aannu macaamiisha sharafta leh ku wargelinaynaa kana raalligalinaynaa in habka isticmaalka adeegga ZAAD ay cilladi ku timi xalinteedana gacanta lagu hayo. Waxaanu rajaynaynaa in adeegu sidiisii ku soo noqdo muddo gaaban ka dib. Hadaba, waxaanu macaamiisha sharafta leh ka codsanaynaa inaad noo samirtaan muddadaa aanu xalka gacanta ku hayno.

 

Mahadsanidiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso