Dawladda Ruushka ayaa Dawladda Soomaaliya ka dhaaftay lacag dhan $640 Million oo dayn ah.

Dawladda Ruushka ayaa Dawladda Soomaaliya ka dhaaftay lacag dhan $640 Million oo dayn ah.

Heshiiska dawladda Ruushku ay Soomaaliya kaga dhaaftay daynta Malaayiinta ah waxaa labada dawladood u saxeexay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Ruushka Timur Igorevich Maksimov.

Heshiiska oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka ayaa waxa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama iyo masuuliyiin kale oo ka kala socotay dalalka Ruushka iyo Soomaaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso