Sideed Xubnood oo isgu Jira saraakiil Ciidan iyo Wagarad Ayaa Ciidamo Hubaysani Kaxaysteenn

Sideed Xubnood oo isgu Jira saraakiil Ciidan iyo Wagarad Ayaa Ciidamo Hubaysani Kaxaysteenn.

Sideed Xubood oo isugu jira Saraakiil Ciidan iyo waxgarad , oo ku Sugnaa Magaalada Go,da Kana Tagay dhinaca Magaalada Hargaysa ayaa la sheegay inay kaxaysteen Ciidamo dhowaan galay Buurta Gacan Libaax iskuna Sheegay inay yihiin jabhad.

Sideed Xubood ee la kaxaystay ayaa la ogeyn meesha la Geeyay ama ay la tageen Kooxdan Af duubtay.

Wararku Waxay intaas ku darayaan in xubnahani ay u socdeen inay la kulmaan kooxdan hubaysan oo la Soo hadlaan.

Dhowaan ayaa Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland sheegay in Qaran ahaan iyo Qabiil ahaaba laga Daba Tago ciidamada Buurta Galay.

X- SAAB TV

Advertisement

Ku Xayeysiiso