Xadhiga ka jarka Dhaam biyoodka cusub ee wasaaradda Horumarinta Khayraadka biyaha ka hirgalisay magaalo Muumin oo hoos tagta degmada Faraweyne ee gobolka Maroodi-jeex

Xadhiga ka jarka Dhaam biyoodka cusub ee wasaaradda Horumarinta Khayraadka biyaha ka hirgalisay magaalo Muumin oo hoos tagta degmada Faraweyne ee gobolka Maroodi-jeex.

Dhaam biyoodkan ayaa wax weyn ka tari doona biyo yaraantii ka jirtay magaalo Muumin iyo degaanada hoos yimaada.

Hirgelinta ceelkan iyo xadhig ka jarkiisa waxaa siweyn ugu riyaaaqay bulshada xoolo dhaqato reer guuraaga.

Wasaaradda horumarinta biyaha JSL, ayaa dadaal badan gelisay sidii bulshada ku nool degaanada Somaliland badankood biyo ku filan helilahaayeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso