Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa waxay maanta xafiiskooda ku qaabileen Wefti uu hogaaminayo Safiirka cusub ee UK ‪Ambassador Mike

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa waxay maanta xafiiskooda ku qaabileen Wefti uu hogaaminayo Safiirka cusub ee UK ‪Ambassador Mike Nithavrianakis‬ oo ay wehelinayaan saraakiil kale oo ay ka mid tahay Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee JSL Lizzie Walker.

Booqashadan Safiirka ee KDQ oo ujeedkiisu ahaa kulan isbarasho, haddana labada dhinac waxay ka wada hadleen qodobo la xidhiidha Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha, fullinta Barnaamijka Kaadhqaybinta, iyo xal-u-helida caqabadaha dhanka Doorashooyinka JSL.

Advertisement

Ku Xayeysiiso